Bystyrekandidat for Arbeiderpartiet i Bergen 2019

DU kan stemme meg strake veien fra 69.plass på Arbeiderpartiets valgliste og rett inn i bystyret for fire nye år i tjeneste for folket.

Jeg stiller til valg for Arbeiderpartiet i Bergen. For å komme inn i bystyret trenger partiet mitt din stemme og jeg trenger så mange kryss og slengere som mulig. Spre ordet i grasroten! Her på bloggen min kan du lese aktuelle artikler jeg har skrevet og politiske saker jeg jobber med.


Les mer: Bli kjent med politiker-Pål!


Korriin fiican iyo siyaasad qoys oo wanaagsan!

Waxaanu isu soo sharaxaynaa doorashada xisbiga Shaqaalaha Bergen. Waxaanu ka shaqaynaynaa magaalo u midaysan sidii bulshadu u dhawri lahayd kuwooda ugu taagta daran.

Carruurta iyo dhallinyaradu waxay heli doonaan fursado isku mid ah magaalada Bergen. Taas micneheedu waa in xisbiga Shaqaaluhu uu mudnaanta siin doono xannaano ammaan ah, iskuulo wanaagsan, iyo deeq isboorti iyo dhaqan oo ay dhallinyarada iyo carruurtu u siman yihiin

Waxaa weli Bergen iyo Norwayba ka jira kala duwaansho bulsho. Waxaan sidaas daraadeed aaminsanahay in siyaasadda qoyska mudnaan ka badan tan maanta la siiyo. Qoysasku waxay heli doonaan guryo wanaagsan oo ay degaan, waalidiintu waxay heli doonaan deeq waxbarasho iyo shaqo si ay qoysaskooda u masruufaan. Dhammaan carruurtu waxay heli doonaan fursad ay ku rumeeyaan riyadooda taasna waxay ku gaari karaan inay helaan korriin fiican. Akhri wax dheeraad ah…